Cabdifataax Maxamed Muuse cover image
Cabdifataax Maxamed Muuse profile image

Cabdifataax Maxamed Muuse

Software engineer, ku xeel dheer teknoolojiyadda, ahna sheeko-tebiye maqal & muuqaal ah. wax ka qora kobcinta maskaxda, horumarinta nolosha, waxbarashada, teknoolojiyadda, & arrimaha bulshada, isagoo xiiseeya afka, dhaqanka, & bulshada Soomaaliyeed.

3 Posts
Columbus, Ohio USA

Baro sida la i saga hubiyo, beenta baraha bulshada

Maqaalkan wuxuu ka hadlayaa barnaamijyada caalamka laga isticmaalo si looga hortago wararka, masawirada iyo muuqaalada beenta ah ee baraha bulshada iyo internetka guud ahaanba la soo galiyo, barnaamijyadaasoo eey maal galiyaan hey'ado, jaamacado iyo wakaaladaha wararka caalamka ugu waaweeyn, si looga hortago khasaaraha eey keeni karaan wararka been