Saxaafadee madax banaan?
Madaxbanaannida warbaahinta sideedaba waa arin xasaasi ka ah dunidoo idil, hadana si gaara waxey ugu sii liidataa dunida sadexaad, sida hey'adaha ka dhisan wadamada galbeedka ee qaabilsan arimahaas eey sheegaan.
Hadaa dooneyso inaan isla markiba kula soo socodsiino maqaalada cusub, halkan iska diiwaan gali.
Subscribe
Madaxbanaannida warbaahinta sideedaba waa arin xasaasi ka ah dunidoo idil, hadana si gaara waxey ugu sii liidataa dunida sadexaad, sida hey'adaha ka dhisan wadamada galbeedka ee qaabilsan arimahaas eey sheegaan.
Maqaalkan wuxuu ka hadlayaa barnaamijyada caalamka laga isticmaalo si looga hortago wararka, masawirada iyo muuqaalada beenta ah ee baraha bulshada iyo internetka guud ahaanba la soo galiyo, barnaamijyadaasoo eey maal galiyaan hey'ado, jaamacado iyo wakaaladaha wararka caalamka ugu waaweeyn, si looga hortago khasaaraha eey keeni karaan wararka been
Qof walba oo sida wax loo qoro yaqaanna waa uu qori karaa maqaal, laakiin ma qori karo maqaal tayo leh. Sababtoo ah qoritaanku waa farshaxan.